
Afhayeenka Youth Caraaye
Posted in Akhbaar on April 20, 2009 by cafecaraaye
Ahmed Daud (Helsinki Finland)
Posted in Akhbaar on April 16, 2009 by cafecaraaye

Guled Ahmed (Ajman UAE)
Mugdigii iyo qabowgii winter-ka waxaa ku xigo Spring iyo sammarkii dheeraa. Waxaad heysataa fursad ah inaad kaalshiyamka qoraxda ka faa’ iideysatid, shididna xeyrtii kuu ururtay waqtiga winter-ka.